Hoyga Barashada Tawxiidka

www.towxiidka.com

  
  
  
Get Adobe Flash player

Dadka booqanaya webka

We have 60 guests and no members online

1-   kii aan kitaabbada rumayn,                kaafir buu noqone

Qur’aankaa kariimka ahna waa,        ugu korreeyaa e

kufrigii kitaabbada galuu,                   ka warramaayaa e

kala saare weeyoo wixii,                      kadiba noo sheegye

 

2-   kelmed iyo macnaba uunka waa,       kii ka yaabiyeye

karti iyo karaan uma lahoo,                keeni kari waaye

kelmadaha kuwii toosin jirey,             buu kasbaday waa e

         kulligoodna waa qirahayeen,              inu korreeyaa

 

Copyright © 2013. All Rights Reserved. www.towxiidka.com