Hoyga Barashada Tawxiidka

www.towxiidka.com

  
  
  
Get Adobe Flash player

Dadka booqanaya webka

We have 48 guests and no members online

1-    malaa’igi Ilaaheenna bay,                   amarki raacaane

wixii lagu ogaa oo dhan bay,               wada ebyaayaane

aadane sidii laguma arag,                    midaan addeeceyne

caasi kama imaanaayo oo,                  waa askar Ilaahe

 

2-   iftiin baaba laga uumayoo,                  iilan mahayaane

adkaar bay illeyl iyo dharaar,             ku ijtihaadaane

aadane acmaashiisa baa,                     laga adeejaa e

wixii lagu iqdaamtoo dhan bay,         ururinaayaane

 

3-   anbiyada farriimaha Allaa,                 loogu aaminaye

inna kuma daraan ereyadii,                loo akhriyo goore

“Jibriil” waad ogaateen inuu,             ruux amiin yahaye

hadii loo idmana gaaladuu,                 asal jaraayaa e

Copyright © 2013. All Rights Reserved. www.towxiidka.com