www.towxiidka.com
  
  
Follow us
RSS
Facebook
Twitter
Murtida Jimcaha

فاعلم أنه لا إله إلا الله
See more

Qaybta Gabayada

1- Iimaan af uun kum ekiyo erey la sheegtaaye
2- Iimaanta islaamka tawxiidka
3- Shirkiga
4- Camiil
5- Hays cajabi wadaadow
6- Dhabcaal wadaad
7- Diini maw ansaxdaa ?
8- Murji’o
9- Dalawgi ceebeed

Xaqiiqada Islaamka

1- Islaam maxaa looga jeedaa?
2- waa maxay Islaamka dhabta ah?
3- waa maxay Islaamka kore?
4- Goormuusan Islaamka muuqda wax tarin?
5- Maxaa u daliil ah inaan oraah keliya layska rabin?
6- yaa ku gafsan fahmidda Islaamka muuqda?

Xaqiiqada tawxiidka

1- Maxaa looga jeedaa “tawxiid”?
2- kelmadda tawxiidka (لا إله إلا الله), macnaheed?3- Caabudiddu waa sidee?
4- Allaah qeyrki kii addeeca tawxiidkiisu waa sidee?
5- Tawxiidku ma erey baa, mise erey iyo macne?
6- Tawxiid iyo shirki ma ku kulmi karaan qof?
7- Ma jiraa caalim yiri: ereyga (لا إله إلاّ الله) marmar buusan ku dhawaaqiisu waxba tarin?

maqaallo

(1) Diinta iyo siyaasaddu, ma is diiddan yihiin?

…. Sii akhri

(2) Diintu ma jinsiyadbaa? mise waa mabaadi’ la rumaynayo ?

…. Sii akhri

(3) Diintu ma xaqiiqa jirtaa, mise waa dad caadadi?

 …. Sii akhri

(4) Diintu ma iyadaa baahan, mise waa loo baahan yahay?

 … sii akhri

(5) Diintu danaha dadka ma ka hor timaaddaa?

sii akhri

(6) Diintu ma hal si baa, mise waa siyaala badan tahay?

 …. Sii akhri

(7) Diintu ma sidii la moodaa?

  …. Sii akhri

(8) Dagaal Diin ma noqon karaa?

  …. Sii akhri

(9) Diinta wax ma laga beddeli karaa?

 …. Sii akhri

Allaah baa leh maha­dda oo dhan, Nabigana naxariis iyo nabad gelyo Rabbi xaggii hawga ahaato, Intaa ka dib: website-kaan hadafkiisu waa in lagu caddeynta asalka diint ee tawxiidka, kaasoo ah muwduuc aad u muhiim ah, kuna habboon waqtiga aan ku jirno iyo jahliga ay dad badani uga sugan yihiin macnaha sharciga ah ee kelmada tawxiidka لا إله إلا الله.

muhiimada uu leeyahay mowduucaan tawxiidka ah waxaad ka fahmi kartaa in nabiga scw uu 13 sano u taagnaa caddaynta tawxiidka magaalada makka dhexdeeda, qur’aankuna 13-kaas sano waxa uu ka hadlayey isla mas’alaas, iyadoo dadka aan lagala hadlaynin mowduuc kale sida axkaamka iyo furuucda tirada badan ee waagii madiina uu qur’aanku lasoo dagayey. arintaasina waxay daliil u tahay muhimada uu leeyahay tawxiidka iyo in uu u baahan yahay waqti badan, cilmi kasta oo la baranayana uu isaga ugu horreeyo.

Innagoo ka duulayna arimahaas ayaan go’aansannay in dadka aan ka dhalanay ee soomaalida ah aan ugu faa’iideyno caddaynta iyo faahfaahinta kalmada tawxiidka لا إله إلا الله. anagoo allaah swt ku raalli galineyna camalkaan, ugana rajaynayna abaal marin wanaagsan maalinta aakhiro.

website-kaan waxa ku socda dhisme, goor dhowna waxaan rajaynaynaa in lasoo gabagabeeyo hadduu Alle idmo.

وأخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين

Siirada udgoon
  1. Siirada udgoon waa kitaab           waana kuu sida e
  2. Waa sahay waddada loo sitiyo       socoshadeedii e
  3. Sahal buu wuxuu kuu baraa              siiradii Nebi e
  4. Sifadii rasuulkii Alliyo                   suu ahaan jireye
  5. Salafkii horreeyiyo raggii            diinta noo sugay e
  6. Silicay mareen iyo waxay,            sabar lahaayeen

halkan kaga bogo dhamaan

Erey bixinta sagaalka ah

HORDHAC

  1. ILAAH,
  2. ALLAAH.
  3. RABBI.
  4. DAAQUUT.
  5. CIBAADO.
  6. ISLAAM.
  7. IIMAAN.
  8. DIIN.
  9. SHIRKI.

SEE AKHRI